Wararka

Barnaamijka bilic soo-celinta waddooyinka Muqdisho oo wajigii labaad galay

Maamulka gobalka Banaadir ayaa bilaabay wajigii labaad ee bilic soocelinta waddooyinka caasimadda,wajiga hore  ayaa ah nadiifinta carrada ay keneen biyaha roobka si magaalada Muqdisho...

Wasaarada Qorsheyta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha JFS oo Hashiisyo la saxiixtay Hay’adda IFC oo xubin ka ah World Bank Group.

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumariunta Dhaqalaha XfS, Mudane Jamaal Maxamed Xasan ayaa maanta la saxiixday laba heshiis oo lagu caawinayo Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Dowladda Itoobiyo oo sheegay in Dagaalka ay ku jirto Ciidamada TPLF ee Waqooyiga Dalkaasi Guulo isdabo jooga ah ay ka gaartay.

Ra’isulwasaare ku xigeenka itoobiya ahna wasiirka arimaha dibadda Demeke Mekonnen ayaa sheegay in howlgalka ka socda gobalka Tigray ee waqooyiga itoobiya laga sameynayo horumar...

RCEP: Wadamada Aasiya iyo Baasifigga oo kala saxiixday heshiiskii ganacsi ee ugu weynaa Dunida.

Shiinaha iyo 14 waddan oo kale ayaa isku raacay inay dhisaan ururka ugu weyn adduunka ee ganacsiga xorta ah, oo ka kooban ku dhowaad...

(DAAWO) Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa xarigga ka jaray dhismaha safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi oo dib loo dayactiray kaddib 30 sano oo ay...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka kenya Mudane Max'uud Axmed Nuur (Tarsan) iyo Mas'uuliyiin kale ayaa ka hadlay Munaasabada. Halkan ka DAAWO. https://youtu.be/3RMQKETm8ZU

Ugu Akhris Badan