Wararka

Dhismaha wasaaradda Qorsheynta ee DFS oo loogu magac-daray AUN Xuseen Ceelaabe Faahiye

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta XFS oo ay wehliyaan Xildhibaano, Senatarro ayaa maanta ku dhawaaqay in dhismaha Daarta Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ay ku shaqeyneyso loogu Magacdaray...

Senator Xasan Koboc oo lagu doortay Jowhar

Ganacsade Xasan Iidow Muxumad (Koboc) ayaa ku guuleystey doorasho goordhow ka dhacday magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle. Xasan Koboc ayaa waxa uu helay...

Ciidamo Boolis ah oo loo tababaray sugida Amniga doorashooyinka

Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari Gaashaanle Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa Maanta Magaalada Bosaaso ugu soo xiray Tababarka Sugidda Amniga Doorashada ee loo qabtay...

Ardayda dugsigga daarul-xanaan Qardho oo Cumputure cusub loogu deeqay

Hay’adda Afrika ee horumarinta oo ah mid ay ku midaysan-yihiin dhalinyaro soomaaliyeed oo samafalayaal ah, mudana ka shaqayneysay arrimaha bulshada iyo garab istaaga dadka...

Madaxweyne Lafta-gareen iyo Safiirka Itoobiya oo arrimo muhiim ah ka wada hadlay “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka madaxtooyadda ee Magaalada Baydhabo ku qaabilay Safiirka Dowladda Itoobiya u fadhiya...

Ugu Akhris Badan