Wararka

Taliska Booliska oo sheegay in dad loo soo qabtay falkii foosha xumaa ee saaka ka dhacay Baydhabo

War qoraal ah oo ay soo saareen taliska booliska ayaa lagu sheegay in falkii lagu gowracay labo carruur ah oo walaalo ah loo soo...

Wasiirka Kheyraadka Soomaaliya oo la kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cabdinuur Cabdi ayaa maanta xarunta safaaradda kula kulmay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya Danjire...

Dowladda oo bilowday dhismaha Waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar “SAWIRRO”

Dowladda Soomaaliya ayaa bilowday dhismaha Waddada  isku xirta Muqdisho iyo Jowhar, kaasi oo dib u dhis casri ah lagu sameynayo, isla markaana la saarayo...

Shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir oo la daah furay “SAWIRRO”

Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ahna Guddoomiyaha maamulka iyo maaliyadda Gobolka Banaadir Mudane Cabduqaadir Maxamed Maxamud “Caanoboore” ayaa maanta daah furay shirweynaha Waxbarashada Gobolka Banaadir. Shirka waxa...

La xisaabtanka hannaanka Maaliyadeed ee Barlamaannada dalka oo laga hadlay “Dhageyso”

Dooddaan oo ay ka qeybgaleen Xildhibaanno ka kala socday Barlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa...

Ugu Akhris Badan