Wararka

Magaalada Gaalkacyo oo laga daah furay Jaamacad Cusub “SAWIRRO”

Kulan lagu dhiiro galinayay Kobaca Waxbarasho ee sanadahaan ka hano qaaday Gobolka Mudug aya  lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo iyadoo sidoo kale lagu xarig jaray...

Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir oo kulan la yeeshay Maamulka Macaahidda lagu barto Shareecada Islaamka

Agaasimaha TVET ka ee Agaasinka Waxbarashada Gobolka Banaadir Mudane Cabdicasiis Muktaar Cali ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Maamulka Macaahidda lagu barto Shareecada Islaamka. Kulankan...

Safiirka Soomaaliya ee Uganda oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Uganda “SAWIRRO”

Safiirka J. F. Soomaaliya ee Uganda Danjire Cali Maxamed Maxamuud (Cali Cagabaruur) ayaa kulan la qaatay maanta Wasiirka arrimaha dibadda dowladda Uganda Mudane Alhaji...

Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada NISA, Duufaan, Booliska gaarka ah ee Haramacad iyo Ciidanka Xoogga ee Gorgor ayaa howlgal wada jira ka fuliyay...

Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xaniifa Maxamed Ibraahim ayaa maanta daahfurtay barnaamij loogu magac daray ‘GACALO GABADHEYDAAY’ oo lagu qabtay xarunta...

Ciidamada Ammaanka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyay tuulooyin ku teedsan Webiga Shabeelle “SAWIRRO”

Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidamada NISA, Duufaan, Booliska gaarka ah ee Haramacad iyo Ciidanka Xoogga ee Gorgor ayaa howlgal wada jira  ka fuliyay tuuloyinka...

Ugu Akhris Badan