Wararka

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay guddoonka  Midowga  Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Uganda “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo la kulmay Guddoonka Midowga Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barta dalka Uganda ayaa ku dhiirrigeliyey...

Wasiir Duraan Faarax oo kala hadlay guddiga Diyaaradaha xayiraadda duulimaad ee Kenya

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa maanta la kulmay guddiga shirkadaha Diyaaradaha Dalka, maalin kaddib markii...

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda ciidda

Ku-simaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ahna Guddoomiye kuxigeenka koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim Muudeey ayaa Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Munaasabada Ciida. “Waxaan...

Marwada Koowaad ee Dalka oo hambalyada Ciidda u dirtay Shacab weynaha Soomaaliyeed

Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallim ayaa hambalyo ku aaddan bilashada bisha soonfur iyo ciiddul fidriga u dirtay shacab weynaha Soomaaliyeed. Marwada ayaa...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay caleemo-saarka Madaxweyne Yoweri Museveni “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliso Marwada Koowaad ee dalka Marwo Seynab Cabdi Macallim oo ka qeyb galay xafladda...

Ugu Akhris Badan