Wararka

Waa markii ugu horeesay oo ay bulshada rayidka ah ee ku nool Puntland helaan matalaad

Xildhibaan Muxsin Cabdulaahi Xaaji Cabdi oo kamid ah barakacayaasha Soomaaliyeed ee ku nool Puntland ayaa  kamid noqday golaha degaanka cusub ee degmada Qardho ee ay...

Nadiijada codbixinta doorashada golaha deegaanka  Puntland oo soo idlaatay

Natiijada codbixinta doorashada golaha deegaanka Ufeyn, Natiijada codbixinta degmada Eyl iyo Qardho ayaa Ku soo idlaatay waxaana Ka soo baxay natiijooyin Kala duwan halkan...

Udiyaar Garowgii ugu danbeeyay ee Doorashada  GD Puntland oo heer geba gabo ah maresa

Waxaa soo dhamaaday Olalihii isu soo baxyada Ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani degmo, waxaa la diyaariyay Dhamaanba agabkii kala duwanaa ee doorashada...

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Talyaaniga oo la maxkamadeenayo

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Talyaaniga ahna hoggaamiyaha midigta-fog Matteo Salvini ayaa shalay maxkamad lasoo taagay sababo la xiriira tuhun ku saabsan inuu xanibaad...

Arday deeq waxbarasho ka heshay Jaamacaddo ku yaala dalka Jabuuti oo lagu soo dhaweeyay Dalkaas

Ardadaan deeqda waxbarashada helay ayaa waxay ka kala socdaan deegaanada Jigjiga Diridhabe iyo Hargaysa, waxayna ka koobanyihiin 30 arday oo ka faa’idaysandoona Shahaadada Masterka...

Ugu Akhris Badan