Wararka

Golaha Wasiirada XFS oo ansaxiyey Hindise-sharciyeedka sharciga Laysimada Ganacsiga Soomaaliya.

Golaha Wasiirada XFS, ayaa ansaxiyey Hindise-sharciyeedka sharciga Laysimada Ganacsiga Soomaaliya oo ah sharci muhiim u ah nidaaminta ganacsiga, kobaca dhaqaalaha iyo ilaalinta xuquuqda macaamilka...

Kumaandooska Soomaaliya oo duqeyn ku dilay 10 ka tirsan Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa Taliska Ciidanka ARICOM ayaa duqeyn cirka ah u gaystay warshad Alshabaab leedahay oo qaraxyada lagu farsameeyo islamrkaana lagu kaydiyo...

Wasiirka haweenka oo sheegtay in la dhisi doono guddiga qaran ee xuquuqul insaanka+(SAWIRRO).

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka, xukuumadda Soomaaliya, marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade) ayaa maanta ka qeybgalay munaasabadda maalinta caalamiga ah ee  xuquuqda aadanaha...

AMISOM oo agab Sport ugu deeqday wasaaradda dhallinyarada Jubaland+(SAWIRRO).

AMISOM ayaa qalab isboorti oo loogu talo galay dhalinyarada ciyaaraha ugu deeqday kooxaha kubada cagta ee ka jira magaalada Kismaayo. Deeqdan oo ka kooban dharka...

Maxkamadda ICC oo joojisay gal dacwadeed ka dhan ahaa ciidanka UK.

Xeer ilaaliyaha maxkamadda dambiyada dagaalka ICC ayaa arbacadii sheegtay in ay joojisay baaritaan hor u dhaca ahaa oo ka dhan ah ciidanka Britain oo...

Ugu Akhris Badan