Wararka

Heyada OXFAM oo ka digtay gaajo baahsan oo ay wajahayaan malaayiin qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika

In ka badan 50  malyuun oo qof kuwaas oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika ayaa u baahan gargaar deg deg ah oo  cunto...

Wasaaradda Beeraha Galmudug oo bilawday Dadaalo Xoogan oo lagu dagaalamayo Ayaxa Faraha Ba’an ku haayo Deegaanka+(SAWIRRO).

Wasaarada Beeraha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Dadaal xoogan ku bixinaysa La dagaalanka Ayaxa Fara badan ku haya Deegaanada Galmudug waxa uuna...

Madaxweynaha Galmudug oo guddiga u saaray dilka saraakiishii katirsaneyd xoogga dalka

Madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddiga ka kooban shan xubnood oo baaritaan ku sameyn doona dilkii duleedka degmada Balanbal loogu geystay...

Morocco oo noqotay dalkii lixaaad oo Carab ah oo la heshiiya Israel.

Morocco ayaa noqotay  wadankii u dambeeyay oo ka tirsan jaamacadda Carabta oo Israel kula heshiiya soo celinta xiriirka diplomaasiyadda iyadoo Mareykanka ka shaqeeyay saxiixa...

Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo Gaaray magaalada Dooloow.

Wafdi ka socda heyada UNOCHA ee Qaramada Midoobe oo ay  hogaamineyso ku xigeen madaxa xafiiska Soomaaliya Cindy Isaac ayaa gaaray degmada Doolow ee gobalka Gedo. Wafdiga...

Ugu Akhris Badan