Wararka

Wafdi Wasiiro ah oo ka socday dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo si weyn loogu soo dhoweeyey magaalada Xudur+(SAWIRRO).

Wafdigaan oo isugu jirey Wasiiro, Xildhibaanno iyo Maamulka Cusub ee Gobolka Bakool ee dhowaan la soo magacaabay waxa horkacayey Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Dowladaha...

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo kormeeray xarunta ciidanka Qeybta 27aad ee Lamagalaay (Baladweyne)

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mukhtar Xuseen Afrax ayaa kormeer ku tegay xarunta Ciidanka Xooga...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa kala hadlay arrimaha doorashooyinka+(SAWIRRO).

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Garowe kulan kula yeeshay madaxweynaha dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni iyo madaxweyne ku-xigeenka...

Aqoon kororsi loo furay qaar kamid ah xildhibaannada Hirshabeelle+(SAWIRRO).

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle mudane Siraaji Sheekh Isxaaq ayaa magaalada Muqdisho uga furay aqoon kororsi ku saabsan howlaha baarlamaanka,qaar...

Ra’iisul wasaare Rooble oo maanta lagu wado in uu Garowe kula kulmo Madaxda Puntland.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble, iyo wefdi uu hoggaaminayo ,ayaa manta la filayaa in magaalada Garowe ay kulan kula yeeshaan...

Ugu Akhris Badan