Wararka

Shaqaale gargaar oo lagu dilay gobolka Tigree- Ethiopia.

Affar shaqaale gargaar ah ayaa lagu dilay bishii hore gobolka dagaalada ka socdaan ee Tigree ee waqooyiga Ethiopia, sida ay sheegeen hey’adaha gargaarka. Sadex kamid...

Ololaha 16 maalin ee ka hor tagga tacadiyada haweenka oo Dhuusamareeb lagu soo gabagabeeyay+(SAWIRRO).

Barnaamijkan oo gunaanad u ahaa wacyigalino xiriir ah oo mudo 16-maalmood ah ka socdey degaanada Galmudug, diiradana lagu saarey ka hortagga tacadiyadda ka dhanka...

Heyada OXFAM oo ka digtay gaajo baahsan oo ay wajahayaan malaayiin qof oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika

In ka badan 50  malyuun oo qof kuwaas oo ku nool bariga iyo bartamaha afrika ayaa u baahan gargaar deg deg ah oo  cunto...

Wasaaradda Beeraha Galmudug oo bilawday Dadaalo Xoogan oo lagu dagaalamayo Ayaxa Faraha Ba’an ku haayo Deegaanka+(SAWIRRO).

Wasaarada Beeraha, Dhirta iyo Daaqa Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Dadaal xoogan ku bixinaysa La dagaalanka Ayaxa Fara badan ku haya Deegaanada Galmudug waxa uuna...

Madaxweynaha Galmudug oo guddiga u saaray dilka saraakiishii katirsaneyd xoogga dalka

Madaxweynaha Galmudud Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay guddiga ka kooban shan xubnood oo baaritaan ku sameyn doona dilkii duleedka degmada Balanbal loogu geystay...

Ugu Akhris Badan