Wararka

Guddoomiye Cumar Filish oo xariga ka jaray sheybaar lagu hubinayo tayada qalabka dhismaha+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxmuud Maxmed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray  Sheybaar lagu hubinayo tayada  qalabka  dhismaha. Hubinta sheybaarka...

Maamulka Gobolka Bakool oo digniin u diray ganacsatada Gobolka

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Bakool Shiine Macalin Nuur ayaa sheegay in maamulkiisa uu qorsheynayo sidii ay dib u furi lahaayeen waddooyinka xiran ee soo...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Beyle oo la kulmay dhigiisa Turkiga Lütfi Elvan.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Beyle oo la kulmay dhigiisa Turkiga Lütfi Elvan. Kulanka waxaa diirada lagu saaray xoojinta xiriirka dhaqaale ee labada dal. Wasiir Beyle...

Madaxweyne Qoor Qoor: Waa in loo midoobo la Dagaalanka Argagixisada.

Madaxweynaha galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor oo la hadlayay dadweyanaha Galmudug ayaa ugu baaqay culimada Soomaaliyeed inay xoojiyaan ka hortaga fikirka xagjirka iyo...

In ka badan 40 dal oo UK saaray xayiraad dhanka duulimaadka ah taas oo saameyn ku yeelatay dhaqaalaha iyo nolosha dadka UK.

Dalka UK ayaa wajahaya labo mushkilo oo waaweyn kuwaas oo saameyn xoog leh ku yeeshay dhaqaalaha iyo nolosha dadka . UK oo ah dalka shanaad...

Ugu Akhris Badan