Wararka

Cudurka COVID-19 oo ku soo roogaal celiyay Turkiga.

Turkiga ayaa wajahaya labo kacleyn cusub ee safmarka COVID-19-ka ah, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka Fahrettin Koca, iyadoo dowladdu soo rogtay xayiraado hor leh...

Garnaqsi: Xorriyadda Saxaafadda iyo xaqiiqda hortaalla

Marka hore iga gudooma salaan iyo tixgalin,marka xigtana Qoramadaan kooban ayaan u arkay in ay malaha fiicnaanlahayd in aan soo bandhigo kaddib qiimayn aan...

Beeraleyda magalada Xuddur oo cabasho ka muujiyay dhac loo geysto beerahooda.

Beeraleyda degmada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa cabasho ka muujinaya dhac iyo burburin loo geesto dalagyada beerahooda marna laga qaato qalabka beeraha ay ku...

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo kulan la qaatay maamulka Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya.

Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Gobolleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa sheegay  in kulan muhiin ah uu Muqdisho kula qaatay Safiir ku xigeenka Dowladda...

Munaasabad lagu xusayay sanad guurada 1-aad ee xil-heynta Duqa Muqdisho oo Muqdisho lagu qabtay.

Munaasabad lagu maamusayay sannad guuradii koowaad ee kasoo wareegatay markii uu xilka la wareegay guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, mudane Cumar Maxamuud...

Ugu Akhris Badan