Wararka

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo caawa la kulmay saraakiisha laamaha amniga.

Madaxwaynaha dalka Hassan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan la qaatay taliyeyaasha Xoogga iyo Booliska Soomaaliyeed.   Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud ayaa saraakishaan ka dhageystay warbixinta guud...

Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo u hambalyeey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud .

Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay ugu hambalyaynaysaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud doorashada loo doortay madaxwaynihii tobnaad ee Soomaaliya, waxayna rajaynayaan in ay...

DAAWO:Bulshada ku nool magaalada jowhar oo soodhaweeyey dib udoorashada Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Bulshada ku nool magaalada jowhar ee caasimada gobolka  shabeelada dhexe oo soo dhaweysi dib udoorashada Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud. https://www.youtube.com/watch?v=X1eYB76E9xs

TOOS:DAAWO Guddi loo saaray khasaaraha ka dhashay dagaalkii Dhuusamareeb.

Guddoomiyaha degmada Dhuusa-mareeb Ee Caasimada oo guddiga u saaray qiimeynta khasaarahii ka dhashay dagaal dhawaan ka dhacay magaaladaasi kaas oo dhawaan. Guddoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa...

Madaxweynaha Jubbland iyo safiirka Kenya ee soomaaliya oo kawada hadlay dagaalka ka dhan ka ah Al-shabaab.

Madaxweynaha Maamul goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa hoygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay Safiirka Dowlada Kenya ee Soomaaliya Danjire Lucas Tumbo. Madaxweynaha iyo safiirka...

Ugu Akhris Badan