Wararka

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo ka hadashay qorshayaasha iyo sharuucda marista wadooyinka.

Iyadoo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho ay ku soo badanayaan gaadiidka noocyadiisa kala duwan ayaa Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada xukuumadda federaalka Soomaaliya waxa...

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo kulamo ka wada Magaalada Qardho+(SAWIRRO)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Magaalada Qardho ayaa qasriga Madaxtooyada ku qaabilay haweenka iyo Dhallinyarada Magaalada Qardho. Kulanka...

Xukumada JFS oo beenisay in ciidanka soomaaliya ay qeyb ka yihiin dagaalka waqooyiga Itoobiya.

Xukuumadda ayaa si adag u beenisay warar been abuur ah oo laga fidiyey ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee tababarka u jooga waddamada dibadda. Wasiirka Warfaafinta,...

Wasaaradda qorsheynta oo dib u eegis ku sameeysay qorshe howleedka WFP-Somalia ee Jubbaland+(SAWIRRO).

Muqdisho-(SONNA)-Wasaaradda qorsheynta Qaranka ayaa soo bandhigtay dib u eegsita qorshe howleedka 2021 ee hay'ada Cuntada Adduunka (WFP-Somalia) xafiiskeeda Dowladd gobaleedka  Jubaland. Halkan ka aqriso:- ...

Diyaarad siday gargaar kala duwan oo Maanta la gaarsiiyey degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool.

Diyaarad siday gargaar kala duwan ayaa Maanta ka degtay degmada Xudur ee Xarunta Gobolka Bokool , diyaaradan ayaa kasoo kacday Magaalada Baydhabo ee Xarunta...

Ugu Akhris Badan