Wararka

Mashruuc lagu horumarinayo wax-soo-saarka Beeraha oo laga daah furay Jowhar+(SAWIRRO).

Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabeellle ayaa daah furtay mashruuc dib udayactir loogu sameenayo Kanaalada waraabiya Beeraha Degmada Jowhar iyo deegaanada ku xeeran. Kanaaladaan Biyaha...

Wasaaradda arrimaha gudaha XFS oo Muqdisho ka furtay shirka wadatashiga doorka haweenka+(SAWIRRO).

Kulankaan oo socon doona muddo saddex maalin ah ayaa waxaa uu yahay mid looga tashanayo doorka haweenka Soomaaliyeed ay ku leeyihiin hirgelinta qorshaha hannaanka...

Madaxweynaha Jubbaland oo gaaray magaalada Samareeb+(SAWIRRO).

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Samareeb ee xarunta Dowlad goboleedka Galmudug. Madaxweynaha iyo wafdigiisa...

Iiraan oo reer Yurub ka dalbatay in ay dhex dhaxaadiyaan heshiiskii ay Washington horay ula gaartay.

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Iiraan Maxamed Jawaad Dariif ayaa cadeeyay sida wadankiisa ay uga go’an tahay ilaalinta iyo dhaqan galinta heshiiskii Nukliyeerka, isaga oo...

Ciidamada xoogga dalka ayaa soo bandhigay meydadka maleyshiyaadkii xalay hoobiyaasha ku tuuray magaalada Dhuusamareeb+(SAWIRRO).

Saraakiisha Ciidanka Xoogga oo goordhow warbaahinta kula hadley duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug ayaa xaqiijiyay in ay dileen 3-xubnood oo ka...

Ugu Akhris Badan