Mashruuc lagu horumarinayo wax-soo-saarka Beeraha oo laga daah furay Jowhar+(SAWIRRO).

Date:

Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Maamulka Hirshabeellle ayaa daah furtay mashruuc dib udayactir loogu sameenayo Kanaalada waraabiya Beeraha Degmada Jowhar iyo deegaanada ku xeeran.

Kanaaladaan Biyaha qaadaย  ee dib loo habeynayo waxay kala yihiin Weydow goomey iyo kanaalka Galuundi kuwaas oo bur bur aad u weyn ka muuqdo.

Wasiir ku-xigeenka Wasaarada Beeraha Hirshabeelle Maxamed Bashiir Qaasim daqare oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in kanaaladan dib udayactirkooda muhiim u tahay kor uqaadista wax-soo-saarka Beeraleyda Gobalka Shabeellaha dhexe.

Beera falatada Degmada Jowhar ayaa baahi weyn u qabay helista mashruucan kuwaas oo hadda la rajeynayo inay ka faaโ€™ideystaan Mashaariicda lagu horumarinayo Beerahooda.

Share post:

Ugu Akhris badan

Kuwo kale
Kuwo kale

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Talyaaniga xoojinta xiriirka labada dal

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisalaan Cabdi...

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo xafiikiisa ku qaabilay danjiraha Ururka Jaamicadda Carabta u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo furay shirka wadamada xubnaha ka ah Ciidanka Heeganka Afrikada Bari

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi,...