Wararka

Dood ku saabsan arrimaha tahriibka oo lagu qabtay dalka Masar.

Qaxootiga Soomaalida ee ku nool magaalada Qaahira ee caasimada dalka Masar oo ka qeyb-galay barnaamijyo taxanayaal ah oo ay daadihisay Ifraax Axmed, oo ah...

Dowlada Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo bilaabay qorshe lagu caawinayo dadka gargaarka bani’aadanimo u baahan.

Hayada UNOCHA ee qaramada midoobay ayaa sheegtay in maanta lagu daah furay magaalada Muqdisho qorshe balaaran oo looga jawaabayo xaaladaha bani’aadanimo ee ka jira...

Munaasabadaan lagu maamusaayey Sanadguuradii 61aad ee aasaaska Ciidanka Cirka oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho.

Munaasabadaan ayaa lagu maamusaayey Sanadguuradii 61aad ee aasaaska Ciidanka Cirka Soomaaliya taaso ku began 15.02.1960kii ayaa waxaa ks oo qaybglay Wasiirka Gaashaan dhiga,Taliye kuxigeenka...

Deeq raashiin ah oo loo qeybiyey danyarta magaalada Xuddur.

Gargaarkaan raashiinka ah oo lagaarsiiyey 250 qoys oo ka mid ah danyarta magaalada Xuddur ayaa ka koobneed bur bariis sonkor iyo saliid waana qayb...

3-Qof oo cudurka Ebola ugu geeriyootay dalka Guinea.

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Guinea ayaa sheegtay in seddex qof ugu geeriyootay dalkaas cudurka Ebola. Bayaan kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Guinea ayaa looga dalbaday hay’aadda...

Ugu Akhris Badan