Wararka

Dowlada Soomaaliya oo war ka soo saartay dagaal ka dhacay Muqdisho

19.02.2021 Malleeshiyaad hubaysan ayaa caawa saacadda markay ahayd 1dii habeenimo (1am)soo weeraray baraha Ciidamada Qalabka Sida ay ku leeyihiin qaybo kamid ah Caasimadda Muqdisho. Sarkaal...

Shirka Guddiga Qaran ee Xakamaynta Xanuunka COVID-19 oo ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Shirka Guddiga Qaran ee xakamaynta xanuunka COVID-19 oo looga hadlay ka hortagga, la tacaalidda cudurka Corona Virus iyo sidii agab xanuunka lagula tacaalo loo...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ganacsatada Soomaaliyeed.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kala hadlay ganacsatada Soomaaliyeed in aysan shacabka ku qaaliyeyn maciishadda iyo waxyaabaha daruuriga...

MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHIR ISUGU YEERAY MADAXDA DOWLADDA FEDERAALKA, DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO G/ BANAADIR

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo mudnaanta siinaya dhaqan gelinta Heshiiskii 17-kii Sebteembar ee doorashooyinka dalka iyo sii ambaqaadidda talooyinka iyo...

Ruushka oo xiray dad looga shakiyay in ay qorsheynayeen weeraro argagixiso.

Wakaaladda wararka Ruushka ee TASS oo soo xiganeysa laamaha Amniga Ruushka ayaa sheegtay inay xireen 19 dagaalyahan oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen weeraro...

Ugu Akhris Badan