Wararka

Dowlada Itoobiya oo beesha caalamka uga digtay faro-gelin lagu sameeyo Arrimaha Gudaheeda.

Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay ka gaabsadaan faro galin kasta oo aan sharciga caalamiga ku qotomin, taas...

Ra’iisul wasaare Rooble oo Saraakiisha Taliska qeybta 60aad ee xoogga dalka iyo AMISOM kala hadlay howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab+(SAWIRRO).

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha qeybta 60-aad ee ciidanka...

Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda XFS oo xilka loo dhaariyay+(SAWIRRO).

Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar ayaa maanta loo dhaariyay xilka wasiirnimo ee dhawaan loo magacaabay. Munaasabadda...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo Mucaaradka kala hadlaya Arrimaha Doorashooyinka.

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee walaaca ka muujiyay guddiyada doorashooyinka Qaranka uu diyaar...

Wasaaradda caafimaadka XFS oo soo gabo-gabeysay shir looga hadlayay qorshaha nafaqada ee 2021/2022.

Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa soo gabogabeysay shir lagu lafa gurayay soo saarida qorshaha nafaqada ee sanadka...

Ugu Akhris Badan