Wararka

Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa galay fasaxa Xajka iyo Ciidul Adxa.

Muqdisho,2,7,2022:Xildhibaanada Golaha shacabka BFS ayaa galay fasaxa Xajka iyo Ciidul Adxa. Qoraal lagu baahiyey barta Fecebooka ee Golaha shacabka ayaa waxaa xildhibaanada lagu wargaliyey in...

Ciidanka Kumaandooska Gor-gor oo burburiyey fariisimo argagixisada Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle

MUQDISHO,2-7-2022-:Ciidanka Kumaandooska Gor-gor ee XDS, ayaa howlgal qorsheysan ku burburiyey fariisimo ay nabadiidka argagixisada ah ee Al-Shabaab ay ku lahayeen degaano hoostaga degmada Aw-dheegle. Howlgalkaan...

In ka badan 120 neef oo geel ah oo maanta ku le’day duleedka magaalada jigjiga kadib markii geed sumaysan ay daaqeen

MUQDISHO-2-7-2022-:In ka badan 120 neef oo geela ayaa ku le’day duleedka caasimadda Jigjiga ee dowlad degaanka gobolka soomaalida itoobiya , sida ay sheegtay warbaahinta...

Ergayga madaxweynaha JFS u qaabilsan abaaraha oo maanta shirka golaha wasiirada jaamacada carabta horgeynaya warbixin ku sabsan abaraha dalka ka jira

Muqdisho, Luuliyo 2,2022: Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan arrimaha Abaaraha  Cabdiraxman Cabdishakur, ayaa maanta ka qeybgalayo shirka Wasiirada Jaamacada Carabta oo looga...

[DHAGEYSO]Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka Burco

MUQDISHO,7-2-2022,Shil Sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay duleedka Magaalada Burco ee Gobolka Toogdheer .Inta la xaqiijiyey shilkaan waxaa ku geeriyooday Hal Qof halka...

Ugu Akhris Badan