Wararka

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynaha 10aad ee Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran oo  uu Horkacayo kuwaas oo ay ku Jiraan Xildhibaano,Wasiiro, iyo Saraakiil...

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug oo maanta Tababar u soo xirtay xubno ka kala socdey Hey’addaha maamulkas.

Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka cimilada ee Maamulka Galmudug ayaa maanta Magaalada Dhuusamareeb tababar ugu soo xirtay xubno ka kala socdey Hey'addaha Dowlada, ururada Maxaliga...

Wafdi ka socda Koonfur galbeed oo maanta gaaray Magaalada Baraawe.

Wafdi uu hogaaminayo Wasiiru-Dowlaha Madaxtooyada Koonfur Galbeed Mudane Maxamuud Maxamed Kheyr Qeybna uu ka yahay Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose Mudane Ibraahim Aadan Ali...

DAAWO:Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya Sacuudi Carabiya oo Booqday Xarunta Jaamacadda Islaamiga ee Madiina Al Munawara.

Danjiraha Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Carabiya ee uu wehliyo qunsulka guud ee Somaaliya u fadhiya magaalada Jiddah oo booqasho ku tegay Xarunta...

DAAWO:Madaxweyne Hassan Sheekh oo Farriin u Diray Bulshada Koonfurgal Galbeed iyo Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad soo dhoweyn ah loogu sameeyey Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa bulshada Koonfur Galbeed...

Ugu Akhris Badan