Wararka

Taliska Booliska Puntland oo Taliyaal cusub u magacaaabay qaar kamid ah Saldhigyada Degmooyinka Puntland

MUQDISHO-16-7-2022-:Taliyaha Ciidanka Booliiska Maamul goboleedka Puntland S/Guuto Maxamed Cali Xaashi ayaa Taliyaal cusub u magacaabay qaar kamid ah Saldhigyada degmooyinka Puntland.   Taliyaha Saldhiga Galbeed...

Guddoomiye Sheikh Aadan Madoobe oo la kulmay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta

MUQDISHO-16-7-2022-:Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta kulan la qaatay Guddoomiyaha Baarlamaanka Carabta mudane Abdel bin Abdulrahman Al-Assumi, ayaa...

Ciidamada Israa’iil oo duqeeymo ka geeystay marinka Gaza

MUQDISHO-16-7-2022-Diyaaradaha dagaalka Israa’iil ayaa duqeeymo ka geeystay  subaxnimadii hore ee saakay qeybo kamid ah maga marinka Qaza, kadib markii ay shegeen inay ogaadeen in...

Dab ba’an oo ka kacay keymo ku yaalla Mediterranean-ka

MUQDISHO-16-7-2022-:Dabka ayaa ku faafay waqooyiga BortuqiiskaImage caption: Dabka ayaa ku faafay waqooyiga Bortuqiiska. Kumanaan kamid ah kooxaha dab damiska ayaa daalaa dhacayaa daminta dab ka...

Madaxweyne Hassan Sheekh Maxamuud oo booqasho labo maalmood ah ku tagay dalka Kenya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay.

Muqdisho, Luulyo 16, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho labo maalmood ah ku tagay dalka...

Ugu Akhris Badan