Wararka

Weerar Gantaalo ah oo lala beegsaday 3 magaalo oo ku yaalo waqooyiga Dalka Mali.

Magaalooyinka Kidal, Gao iyo Menaka ee dhaca waqooyiga Mali ayaa hal mar lala beegsaday weerar gantaalo ah. Weerarkaan ayaa ahaa mid ka dhan ah xeryaha...

Ciidanka xoogga dalka iyo dadka shacabka ah ee deegaanka Bacaadweyne oo argagixisada Al-shabaab jab xooggan gaarsiiyay.

Ciidanka xoogga Dalka ayaa cagta mariyey maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab oo saakay weerar kusoo qaaday Magaalada Bacaadweyn ee Gobolka Mudug halkaas oo in mudo...

Shirka wada-tashiga guddoomiyeyaasha gobollada iyo degmooyinka oo magaalada Baydhabo ka socda+(SAWIRRO).

Waxaa Maalintii Afaraad ka socda Magaalada Baydhabo ka Shirweynaha wadatashiga guddoomiyeyaasha gobollada Iyo Degmooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Shirka oo ay soo qaban-qaabisey Wasaaradda Arrimaha Gudaha...

Yaa ku guuleysan doono koobka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka banaadir?

Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir oo ay isagu...

Furitaanka tartanka Kubadda cagta Dowlad goboleedyada iyo Gobolada Banaadir oo la shaaciyay.

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha ee xukumadda federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay xilliga uu furmayo tartanka kubadda cagta ee dowlad goboleedka iyo...

Ugu Akhris Badan