Wararka

Wafdi ka socday Xiriirka Kubada Cagta Soomaaliyeed oo gaaray Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Wafdigan oo isugu jira tababarayaal, garsoorayaal, macalimiin iyo madax ka socota xafiiska hormarinta Gobolada ee xiriirka kubada Cagta Soomaaliyeed ayaa maanta si weyn loogu...

Madaxweynaha Puntland oo gaaray magaaladda Garacad ee gobolka Mudug “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wefti balaaran oo uu hoggaaminaayo ayaa maanta safar shaqo ku gaaray magaaladda Garacad ee gobolka...

Maamulada Gobolka Mudug ee Puntland iyo Galmudug oo shacabka ugu baaqay xoojinta iskaashiga amniga “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobalka Muduga ee Puntaland Cabdiladiif Muuse Nuur iyo guddoomiyaha Gobalka Muduga ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal, ayaa Ciidanka Daraawiishta Galmudug, kuwa dowlad...

MADAXWEYNAHA PUNTALAND OO DALACSIIYAY CIIDAMADII KA SHAQEEYAY NABADGELYADA GOBOLKA MUDUG “SAWIRRO”

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qayb galay munaasabad lagu abaalmarinayo Ciidamadii iyo Mas’uuliyiintii kale ee ka qayb qaatay nabadgelyada...

Ra’iisul wasaare Rooble oo ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay dhaarinta Wasiirka cusub ee Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur oo ...

Ugu Akhris Badan