Wararka

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda oo Muqdisho lagu qabtay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu taageerayey Xukuumadda oo ay soo qaban-qaabiyeen qaar kamid ah...

Madaxweynaha Hirshabeelle oo maanta gudoonshay Shirka Golaha Wasiiradda Hirshabeelle

Muqdisho,14, Agoosto, 2022: Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta gudoonshay Shirka Golaha Wasiiradda Dowladda Hirshabeelle. Shirka Golaha ayaa looga hadlay Arrimaha Amniga,...

Munaasabad loogu dabaal-dagayay Sanad guurada 16-aad ee kas oo wareegatay aas aaskii Galmudug oo lagu qabtay magaalada Johannsebrug

Munaasabad loogu dabaal-dagayay Sanad guurada 16-aad ee kas oo wareegatay aas aaskii Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa lagu qabtay magaalada Johannsebrug ee dalka Koonfur Afrika. Xaflada...

Madaxweyne Dani oo maanta qaabilay madaxa ugu sareeya Hay’adda Save the Children Soomaaliya

Muqdsiho, 14, Ogoosto, 2022: Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada Garoowe ku qaabilay madaxa ugu sareeya Hay'adda Save...

16-sano Guurada Galmudug Oo Lagu Qabtay Muqdisho (SAWIRO).

Munaasabad Lagu Xusayay 16 Sano Guurada Galmudug Kasoo Wareegtay Markii La Aasaasay Ayaa Xalay Lagu Qabtay Magaalada Muqdisho. Munaasabadda Oo ay soo Abaabuleen Galinyarada Galmudug...

Ugu Akhris Badan