Wararka

Madaxweynaha Puntland oo magacaabay guddoomiyaha Gobolka Nugaal

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 29 ee 2da October 2021, kuna saabsan magacaabid Guddoomiyaha Gobolka...

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo Garowe ka dhagax dhigtay xarunta Cusub oo Hooyada iyo dhalaanka “SAWIRRO”

Wasaaradda Caafimaadka dawlad Gobaleedka Puntland ayaa galabta xaafada Halgan ee magaalada Garowe ka dhagax dhigtay xarun cusub oo hooyada iyo dhalaanka ah. Xaruntaan ayaa waxaa...

Munaasabad lagu dhaariyay saraakiil ka tirsan ciidanka GorGor oo Muqdisho lagu qabtay

Wasiirka Gaashandhigga Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa ka qeyb- galay Munaasabad lagu dhaarinayay Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno iyo ururka 10 Aad...

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo wax laga xumaado ku tilmaamay falalka ka dhacay Laascaanood

Wasiirka Caaladda ee Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay waxa ka socdo magaalada Laascaanood, oo ah in...

RW Rooble oo baaq ka soo saaray xaaladda kacsan ee Galmudug

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu wax laga xumaado u arkaa xiisadaha colaadeed ee ka taagan deegaanno ka tirsan...

Ugu Akhris Badan