Wararka

Duqa Muqdisho oo kormeeray wadada Jaziira oo dhawaan dib-u-dhis lagu sameeyn doono “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta kormeeray waddada Jaziira oo dhawaan maamulka Gobolka Banaadir ka...

Ra’iisul Wasaare Rooble oo warbixin ka dhagaystay Guddiyada Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa warbixin ka dhageystay Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Gobollada Woqooyi (SEIT), taas oo...

Guddoomiyaha Degmada Dayniile oo kormeer amni xaqiijin ah ku tegay deegaanno hoostaga Degmada

Guddoomiyaha Degmada Dayniile ee Gobalka Banaadir ayaa kormeer uu ugu kuurgelayay Nabadgelyada deegaannada Showriga, Googooye, Ceeljaale iyo Basro oo hoostaga Dayniile, halkaasi oo dhaawan...

Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo miino baaris ah ka sameeyay deegaanno hoostaga Afgooye

Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgallo miino baaris ah ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaannada Sabiid, Caanoole iyo Mareerey oo hoos-yimaada degmada Afgoye ee Gobolka...

Kenya oo ku andacootay inay ka baxday kiiska dacwada badda Soomaaliya ee muranka ay gelisay

Dowladda Kenya ayaa sheegtay in aysan aqoonsan doonin go’aanka lagu wado inuu ka soo baxa maxkamadda caaalamiga ah ee ICJ, kaas oo lagu xukuminaayo...

Ugu Akhris Badan