Wararka

Wasiirro, saraakiil ciidan iyo guddiga doorashada Puntland oo ka shiray amniga doorashada

Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta shir gudoomiyay kulan diiradda lagu saaray amniga doorashooyinka dawladaha hoose ee degmooyinka Eyl, Ufeyn iyo Qardho, kuwaas...

Safaaradda Soomaaliya ee Dalka Pakistan oo tacsi udirtay shacabka reer Pakistan

Safaaradda Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya ee dalka Pakistan waxa ay murugada iyo tiiraanyada la qeybsanaysaa dowladda iyo shacabka aan walalaha nahay ee reer Pakistan geeridii...

Madaxweyne Qoor Qoor oo lakulmay Taliyaha ciidanka AMISOM

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha ciidanka AMISOM iyo saraakiil uu hoggaaminayay. Kulanka ayaa looga...

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo kormeeray wadada isku xirta Garoowe iyo Laascaanood “SAWIRRO”

Ku-simaha Madaxweynaha Dowlad Goboleedka  Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray wadada laamiga ah ee isku xirta Garoowe...

Madaxweyne Guudlaawe oo xilka qaadis iyo Magacaabis sameeyay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hir-Sabeelle Cali Guudlaawe Xuseen  ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga  Khaliiif Warsame Waasuge isagoo xilkaas u Magacaabay Cabdisalaan Cabdullahi Xaashi...

Ugu Akhris Badan