Wararka

Udiyaar Garowgii ugu danbeeyay ee Doorashada  GD Puntland oo heer geba gabo ah maresa

Waxaa soo dhamaaday Olalihii isu soo baxyada Ururada ee ay kula hadlayeen taageerayaashooda saddexdaani degmo, waxaa la diyaariyay Dhamaanba agabkii kala duwanaa ee doorashada...

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Talyaaniga oo la maxkamadeenayo

Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha Talyaaniga ahna hoggaamiyaha midigta-fog Matteo Salvini ayaa shalay maxkamad lasoo taagay sababo la xiriira tuhun ku saabsan inuu xanibaad...

Arday deeq waxbarasho ka heshay Jaamacaddo ku yaala dalka Jabuuti oo lagu soo dhaweeyay Dalkaas

Ardadaan deeqda waxbarashada helay ayaa waxay ka kala socdaan deegaanada Jigjiga Diridhabe iyo Hargaysa, waxayna ka koobanyihiin 30 arday oo ka faa’idaysandoona Shahaadada Masterka...

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo la kulmay ganacsatada Soomaaliyeed ee Turkiga.

Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo maalmahii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka Turkey ga, ayaa  kulan is-xog-waraysi...

Wararkii u danbeeyey ee dagaalada ka socday magaalada Guriceel.

Dagaalka guriceel saakay ka qarxay ayaa hatan qaboobey waxaana saacadihii lasoo dhaafey socday duqeyn xooggan oo ku socotay Jaamacada oo ah halka ay ku...

Ugu Akhris Badan