Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda XFS oo maanta la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda H.E Axmed Xasan Aadan ayaa la kulmay danjiraha dowladda Maraykanka ee Soomaaliya Ambassador Larry E. Andrew, iyaga oo ka...

Ciidanka XDS iyo dadka Deegaanka oo La wareegay degaano katirsan Gobolka Hiiraan

Ciidanka xooga dalka Soomaliyeed oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa xalay kooxaha argagixisada ah kala lawareegay deegaano dhowr ah oo dhaca Koofurta gobolka Hiiraan. Deegaanada Khawaarijta...

Boqol ka tirsan Al shabaab oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad oo lagu dilay dagaaladii todobaadkaan ka dhacay deegaanada Hirshabeelle, Galmudug iyo Koofur Galbeed

In ka badan boqol ka tirsan argagixisada Al shabaab oo isugu jira horjoogayaal iyo maleeshiyaad oo lagu dilay dagaaladii todobaadkaan ka dhacay deegaanada Dowlad...

Madaxweyne Xasan sheekh oo la kulmay Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga

Muqdisho, Sebteembar 11, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane...

Madaxweyne Hassan Sheikh oo maanta Guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo...

Ugu Akhris Badan