Wararka

Xubno ka socday Guddiga shaqaalaha Rayidka oo kulan la qaatay wasiiro katirsan XFS

MUQDISHO: 19:09:2022, Kulanka oo ka dhacay Xafiiska Wasiiradda ayaa waxa goob joog ka ahaa Wasiir Kuxigeenka & Agaasimaha Guud ee Wasaaradda iyo Xubno socday...

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala iyo Xillibaan Saabir Nuur Shuuriye oo gaaray degmada Baxdo kula kulmay saraakiisha ciidanka iyo...

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta XFS Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al Cadaala iyo Xillibaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa degmada Baxdo kula kulmay saraakiisha ciidanka iyo dadka...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay...

Sawirro: Wasiirka dhalinyarada ee XFS oo balan-qaad ka soo saaray kulamo uu la yeeshay qaar ka mid ah dhalinta Soomaaliyeed

Wasiirka wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha XFS mudane Xil. Maxamed Barre Maxamuud ayaa labadii todobaad ee la soo dhaafay waday kulamo kala duwan oo uu...

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa galabta jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al Shabaab

Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa galabta jab culus gaarsiiyay Maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al Shabaab, kuwaasi oo ku sugnaa deegaanada Camal...

Ugu Akhris Badan