Wararka

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka oo maanta magaalada Nairobi ka furtay shir u dhaxeeya Wasaaraddaas iyo Bankiga aduunka.

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka H.E. Drs Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta magaalada Nairobi ka furtay shir u dhaxeeya Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Bangiga Adduunka kaas...

Maamulka degmada Gaalkacyo ee galmudug oo qabtay Dibad bax balaaran Oo Lugu Taageerayay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Somalia Xasan Sheikh.

Maamulka Dowlada Hoose Ee degmada Gaalkacyo ayaa qabtay Dibad bax balaaran Oo Lugu Taageerayay Madaxweynaha Jamuuriyadda Federaalka Somalia Mudane Xasan Sheikh Maxamuud, Dibad baxan ayaa...

Dulimaadyadii iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade oo saakay la fasaxay.

Maareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho Cabdinasir Maxamud gurey ayaa sheegay in dhamaan la lafasaxay Dulimaadka iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade international Airport Ee...

Dowladda Ingiriiska oo hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya.

Dowladda Ingiriiska ayaa hambalyo u dirtay mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo doortay madaxweynaha Soomaaliya. “Hambalyo Xasan Shiikh Maxamuud oo mar kale loo...

Banaanbax Lagu Taageerayo Guusha Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud oo Xaafada Islii Ka Dhacay.

Waxaa Xaafada ay Soomaalidu ku badantahay ee islii ee Magaalaada Nairobi  ee dalka Kenya ka dhacay banaanbaxyo lagu soo dhaweynayey Madaxweynaha cusub ee Somaliya...

Ugu Akhris Badan