Wararka

Shacabka ku nool Magaalada Dhuusamareeb oo maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka

Shacabka ku nool Magaalada Dhuusamareeb ayaa maanta u dareerey Doorashada Xildhibaanada golaha deegaanka oo ay noqoneyso markii ugu horeysay ee Caasimadu yeelato golle deegaan. Ergo...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta toogatay Maleeshiyaad katirsan Al-shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saaka fagaaraha Iskuul Bulusiya ee Magaalada Muqdisho waxaa ay xulunkii dilka toogashada ahaa kufulisay Saddex rag ah...

Guddoomiye Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo Tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska,qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen Muwaadiniintii ku shahiiday qaraxyadii...

Guddoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen...

[DAAWO] Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay Qaraxyo ka dhacay Muqdisho

Argagixisada arxanka darran waxa ay laayeen hooyooyin kuwaas oo ay naftu ka baxday iyaga oo caruurtooda dhabta ku haya, waxaa jira hooyooyin kale oo...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si kulul uga hadlay Qaraxyadii ka dhacay Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii Al Shabaab ay ku beegsadeen maanta dadka maatida...

Ugu Akhris Badan