Wararka

DAAWO:Wasiirka Diinta iyo Awqaafta XFS, Cumar Cali Rooble, ayaa dalka sacuudiga kula kulmay dhigiisa dalkaasi.

Muqdisho-31-5-2022-Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee XFS  iyo Wasaaradda Xajka iyo Cumrada ee dalka Sacuudi Caraabiya oo shir ku yeeshay magaaladda barakeysan Ee Makkah...

Madaxweyne Hassan Sheikh oo maanta Baydhabo ku wajahan iyo Ammaanka Magaaladaas oo la adkeeyey.

Muqdisho-31-5-2022-Maanta waxaa lagu wadaa in Magaalada Baydhabo uu gaaro Madaxweynaha 10aad ee Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hassan sheikh Maxamuud iyo Wafdi Balaaran uu Horkacayo...

100 qof oo ku dhintay dagaal dhex maray kooxo dahab ka qota dalka Chad.

Muqdisho-31-5-2022-Wararka ka Imanaya dalka Chad ayaa sheegaya in in kabadan 100 qof ay ku dhinteen isku dhacyo dhex maray kooxaha dahabka ka qota woqooyiga...

AGAASIMAHA WARFAAFINTA IYO XIRIIRKA WARBAAHINTA MADAXTOOYADA OO XILKA KALA WAREEGAY AGAASIMIHII HORE

Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Qaranka Mudane Cabdulqaadir Cali Dige ayaa munaasabad ka dhacday Villa Soomaaliya xilka kagala wareegay Agaasimihii hore ee Warfaafinta...

Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka oo magacaabayTaliyaha Hay’adda Nabad sugida Gobalka Banaadir.

Agaasimaha guud ee Hay’adda nabad suggidda iyo sirdoonka Qaranka Mudaned Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha Hay’adda ee Gobalka Banaadir umagacaabay Muxyadiin Warbac Shadoor oo...

Ugu Akhris Badan