Wararka

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo oo goordhow gaaray Xerada Bali-doogle.

Ra’iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhow gaaray xerada Bali-doogle ee gobolka Shabeellaha. Ra’iisal wasaaraha iyo wafdigiisa...

Ciidanka Xoogga dalka oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Bakool.

Ciidamada Guutada 16-aad ee Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay waxa ay howlgallo ka  sameeyeen degaanno ka tirsan gobolka Baay, halkaas...

Ra’isulwasaaraha JFS oo isbitaalka ku booqday dhaawacyada shaqaalaha dhismaha wadada Muqdisho iyo Afgooye oo argagaxisadu qarxisay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa  isbitaalka Erdogan ee magaalada Muqdisho ku booqday...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo xiray shirka Madasha Aragti Wadaaga ee Heritage+(SAWIRRO).

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo soo xiray shirka Madasha Aragti Wadaaga ee ka socday Garoowe ayaa...

Madaxweynaha Puntland oo soo jeediyey inay shir isugu yimaadaan Madaxda dawladda Federaalka iyo dawlad goboleedyada.

Madaxweynaha dawlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo ka hadlayey gaba-gabada madasha Aragti Wadaagga Heritage oo Garoowe lagu soo afmeeray ayaa soo jeediyey...

Ugu Akhris Badan