Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgalay Madasha Aragti-wadaagga Soomaaliyeed ee Heritage

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo ku gaaray dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa ka qeyb galay Madasha...

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo Magaalada Dhuusamareeb ka dhagax dhigay Xarunta Gurmadka deg degga ee Dowlad Goboleedka Galmudug

Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ay wahliyaan Wasiirka Gargaarka Galmudug Abdirahman Makkaawi iyo Duqa Magaalada Dhuusamareb ayaa si wadajir ah u...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Guddiga Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS,...

Abdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo maanta ka qayb-galay shir ay si wadajir ah u soo qaban-qaabiyeen Jaamacadda Carabta iyo Qaramada Midoobay

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa maanta ka qayb-galay shir ay si wadajir ah u...

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS oo maanta kulan la qaatay Guddoomiyayaasha golaha wakiilada Maamul goboledyada

Guddoomiyaha Aqalka Sare, ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa hoygiisa, waxaa booqasho iyo salaam ugu yimid guddoonnada Baarlamaanka Dowlad Goboleedyada...

Ugu Akhris Badan