Wararka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kulan la qaatay danjiraha Jabuuti .

Muqdisho, Juun 14,2022:Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheikh Adan Mohamed Nur-Madobe ayaa maanta gelinkii dambe gurigiisa ku qaabiley danjiraha dalka aan walaalaha nahay ee...

Guddoomiye ku xigeenka Labaad Baarlamaanka Galmudug oo gaartay deegaanka Qorye-weyn.

Muqdisho-Juun-14-2022-Guddoomiye ku Xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo Cabdi Cali oo maal mahaan kormeero ay ugu kuur galaysay  abaaraha iyo saameeynta nolasha bulshada ee...

Madaxweyne Ahmed madoobe oo dib ugu laabtay Magaalada Kismaayo.

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta dib ugu soo laabtay Magaalada Kismaayo kadib safar maalmo qaatay oo uu ku joogay Magaalada...

SAWIRO:Ra’iisul-Wasaare Rooble oo maanta booqday dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.

MUQDISHO-JUUN-14-2022-:Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeeray dhismaha xarunta Xukumadda iyo xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo heer gabogebo ah maraya.   Booqashadaan waxaa Ra’iisulwasaaraha...

Guddiga KMG ah ee labada Aqal BFS ee loo xilsaaray diyaarinta Sharciga Miisaaniyadda Qaranka 2022 oo guddon doortay.

Muqdisho-Juun14-6-2022:Guddiga KMG ah ee labada Aqal Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Golaha  shacabka BJFS iyo kan Aqalka Sare ee loo xilsaaray in ay diyaariyeen  Sharciga Miisaaniyadda...

Ugu Akhris Badan