Wararka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo kormeeray xarumaha Ciidanka ka howlgala degaanka Bariirre.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Odowaa Yuusuf Raage ayaa kulan la qaatay bulshada rayidka ah ee ku dhaqan degaanka Bariirre. Ujeedka taliya uu halkaasi...

Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Kulan la Qaatay Ra’isul Wasaaraha cusub ee Dalka.

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta hoygiisa ku qaabilay Ra'iisul wasaaraha magacaaban ee XFS Mudane Xamse Cabdi Barre, oo guddoomiyaha...

Mudane Rooble oo Hambalyo U Diray Ra’iisul wasaaraha Cusub.

Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay mudane Xamse Cabdi Barre oo caawa Madaxweynaha Dalka u magacaabay in uu noqdo Ra’iisul Wasaaraha Dalka. “Waxaan...

Madaxweyne Xasan oo Xamsa Cabdi u magacabay Ra’iisul Wasaaraha Dalka

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Dalka u magacaabay Dr Xamsa Cabdi Barre. Madaxweynaha ayaa u rajeeyay Ra’iisul Wasaaraha cusub inuu Alle...

Wafdi ka Socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo Gaaray Dhuusamareeb.+”SAWIRO”

Waxaa maanta Magalada Dhusamareeb ee Caasimad Galmudug garay wafdi balaran oo ka socda hey'adda Qaramada midoobe u qaabilsan Caafimaadka Aduunka ee WHO oo u...

Ugu Akhris Badan