Wararka

Dowladda Itoobiya iyo TPLF oo oggolaaday in gobolka Tigray ay tagaan kormeereyaal ka socda Midowga Afrika

Madaxweynihii hore ee Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa u safri doona gobolka Tigray ee Itoobiya si uu u kormeero heshiiskii nabadeed ee bishii hore ay...

Dowladda Burkino Faso oo dalka ka ceyrisay sarkaal sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay

Dowladda Milateriga ah ee Burkina Faso ayaa bayaan ay soo saartay Jimcihii ku amartay isuduwaha howlaha gargaarka bini'aadanimada ee Qaramada Midoobay Barbara Manzi inay...

Masuuliyiin iyo saraakiil Ciidan oo kormeer ugu tagay xooggaga xoreynta deegaanka Daaru Naciim ee gobolka Shabeellada dhexe

Wasiiru dowlaha wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ay wehliyaan Taliyaha ciidanka xoogga,Sanatar Afcadey, Taliyaha ciidanka dhulka, guddoomiyaha gobolka Shabeellada dhexe iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer...

Weerar toogasho ah oo ka dhacay bartamaha Paris

Nin hubeysan ayaa rasaas ku furay bartamaha magaalada Paris ee xarunta dalka Faransiiska, halkaasi oo uu ku dilay labo qof tiro kalena uu ku...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku dhawaaqay in howlgalka Xoreynta uu dhawaan ka bilaabanayo Koofur galbeed iyo Galmudug.

Madaxweynaha JFS Mudane Hassan Sheikh Maxamuud ayaa Maanta Khudbad dhinacyo badan tabaneysa waxa uu ka jeediyey Masjidka Madaxtooyada Isaga oo hadalkiisa diirada ku saaray...

Ugu Akhris Badan