Wararka

Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga.

Booliska Soomaaliya ayaa sheeciyay in la kordhiyay waqtiga uu dhaqangalayo Bandoowga, dadweynuhuna ay adeegan karaan Caawa illaa 1:00Am. Taliyaha Booliska Soomaaliya Gen Cabdi Xasan Xijaar...

Madaxweynaha Koonfur galbeed oo muqdisho kawada kulamo looga hadlaayo doorashada dalka.

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo Magaalada Muqdisho ka wado kulamada uu la qaadanayo Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya . Madaxweynaha...

Qof shacab ah oo caawa lagu dilay Magalaada Baladweyn ee gobolka Hiiraan.

Maleeshiyaad katirsan Argagixisada Al-Shabaab Ayaa caawa xaafadda Xaawo Taako ee Magaalada Baledweyne ee caasimada gobolka Hiiraan waxaa ay ku dileen Nin lagu magacaabo Cabdirashiid...

DEG-DEG:Saaxiibada beesha caalamka oo baaq u diray baarlamaanka Soomaaliya .

Muqdisho, 14 Maajo 2022 – Iyadoo la joogo habeenka ka horreeya doorashada madaxweynaha Soomaaliya, ayaa, Saaxiibada Beesha Caalamku waxay ugu baaqayaan dhammaan xubnaha Baarlamaanka...

DEG DEG : Dahir Geele oo tartantka doorashada Ka haray .

Qoraal gowrdhaw ka soo baxay mudane Musharax Madaxweyne Daahir Maxamuud Geelle ayaa si rasmi ah u shaaciyay in uu iska haray tartanka xilka Madaxweynaha...

Ugu Akhris Badan