Wararka

Ukraine oo diiday xabbad joojin uu Ruushku soo jeediyey

Xabbad joojin ku meel gaar ah oo ay Ruushku soo jeediyeen ayaa ka dhaqan galeysa haaatan furimaha hore ee Ukraine. Madaxweyne Putin ayaa amray 36...

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlay dagaalka Al-shabaab,Xaalada Laascaanood iyo Qodobo kale

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcada kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ayaa ka hadlay halganka dalka lagaga xoreynayo argagixisada...

XFS oo shaacisay khasaaraha ka dhashay qaraxyadii ka dhacay degmada Maxaas

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa booqday dadkii ku dhaawacmay weeraradii qaraxyada ahaa oo ay khaawarijta Arxanka daran ee ...

Madaxweyne Qoor Qoor oo ka tacsiyeeyay geerida Suldaan Cabdullaahi Maxamed Salaad

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa uga tacsiyeeyay umadda Soomaaliyeed, geerida ku timid Allaha u naxariistee Suldaan Cabdullaahi Maxamed Salaad Ducaale...

Sacuudiga oo yeeshay gabadhii ugu horreeyay ee garsoore caalami ah

Xiriirka Kubbadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa Khamiistii magacaabay gabadhii ugu horreysay ee Sacuudiyaan ah ee noqota garsoore caalami ah, wax ka yar hal...

Ugu Akhris Badan