Wararka

[DHAGEYSO] Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay xadka itoobiya iyo Gobolka Galgaduud

MUQDISHO-23-7-2022-:Qarax nuuca miinada ah oo  dad badan oo isku qoys u badan  ay ku dhinteen ayaa  maanta ka dhacay xadka ay wadagaan Gobolka Galgaduud...

Ruushka iyo Ukraine oo kala saxiixday heshiis ay garwadeen ka ahaayeen QM iyo Turkiga.

Turkiga ayaa ku dhawaaqay heshiis u ogolaanaya Ukraine in ay dib u soo celiso dhoofinta Qamadiga iyo galleyda ee badda madow. Jimcihii ayaa Istanbul waxaa...

[DHAGEYSO]Maamulka Jubbaland oo digniin adag u diray kooxo ku howllan xaalufinta deegaanka

MUQDISHO-23-7-2022-:Maamul goboleedka jubbaland ayaa deeganada Maamulkaas  waxa uu ka Mamnuucay Jarista dhirta iyo shidida dhuxusha kaas oo deegaanka xaalufweyn ku ah .   Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo...

[DHAGEYSO]Guddoomiyaha Deegaanka Yeed oo dhawaan Argagixisada Al-shabaab weerartay oo sheegay in qasaaro badan uu ka dhashay dagaalkii Halkaas ka dhacay

MUQDISHO-23-7-2022-:Guddoomiyaha Deegaanka Yeed  ee gobolka Bakool ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Abdisalaan Duwane Cumar ayaa waxa uu faah-faahin ka bixiyey dagaalo culus oo sadax...

Madaxweynaha Qaranka Oo Ka Qayb Galay Xiritaanka Shirka Wadamada Bulshada Bariga Africa.(SAWIRO).

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb-gelay xiritaanka shir-madaxeedka dalalka ku mideysan Dalladda Bulshada Bariga Afrika (EAC) oo ay martigelisay...

Ugu Akhris Badan