Wararka

Howl-galo Ka Bilowday Muqdisho.(SAWIRO).

Saraakiisha iyo ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho ayaa bilaabay howlgallo looga hortegayo dhagarta Nabaddiidka Al-Shabaab, waxaana saacadihii lasoo dhaafay suuqyada Muqdisho oo Bakaaro uu...

Senetor Xuseen Maxamed Daahir oo bogaadiyay Dadaaladda dowladda ay ugu Gurmaneyso Dadka abaaraha ay Ku Saameeyeen KGS

Muqdisho,26-7-2022:-Senetor Husein Mohamed oo kamid ah senetarada aqalka sare ee dalka ayaa bogaadiyay Dadaalada Dowladda Federaalka ay ugu gurmaneyso dadka ay Abaaraha ay ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo qaabilay Agaasimaha Tvga Qaranka Sharmake Maxamed Warsame

Muqdisho-26-7-2022:Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Tvga Qaranka Sharmake Maxamed Warsame . Mudane Hamse Abdi Barre...

Madaxweyne Hassan sheikh Maxamuud oo dalka dib ugu soo laabtay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku joogay Jamhuuriyadda aan saaxibka nahay ee Masar ayaa maanta dib ugu...

Xildhibaan Cabdi Samad Macallin Maxamuud oo Magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qeyb galay dood cilmiyeed ku saabsan Daadajinta dowladnimada iyo federaaleynta

Muqdisho-26-7-2022-:Xildhibaan Cabdi Samad Macallin Maxamuud oo ka tirsan golaha shacabka BFS ayaa magaalada Kampala ee dalka Uganda uga qeyb galay dood cilmiyeed ku saabsan...

Ugu Akhris Badan