Wararka

Gudoomiyaasha Gobolka Mudug oo Fuliyay Howlgal Wadajir ah.(SAWIRO).

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Axmed xuseen Shire Bukhaari oo wehlinayo Gudoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheikh Cali, Gudoomiye ku xigeenka Degmada Gaalkacyo Galmudug Eng....

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo la wareegtay maamulka Isbitaalka Guud ee gobolka Galgaduud

Wasiirka wasaaradda caafimaadka Dowlad gobaleedka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdullaahi Jaamac, ayaa ka qayb galey munaasabadan oo wasaraddu ay kula wareegeysay shaqada isbitaalka guud ee...

Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud oo kulan soodhaweyn ah la qaatay Golaha cusub ee wasiirada XFS

Muqdisho, Ogoosto 02, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan soo dhaweyn ah la qaatay xubnaha magacaaban ee Golaha Xukuumadda...

Ra’iisulwasaare Hamse oo magacaabay Xukuumadiisa Cusub

DEG DEG:-Ra'iisul wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa goordhaw shaaciyay liiska Golahiisa Wasiiradda oo ah 56 xubnood ka kooban 25 Wasiir iyo...

Ibraahim Macalin yuusuf oo katirsan Argagixisada Al-Shabaab oo isku soo dhiibay ciidamada Dowladda

Ibraahim Macalin yuusuf oo Magaciisa Afgarashada Kooxda Nabadiidka Alshabab loo yaqaano (Suleymaan) ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Qeybta 60aad. Wuxuuna...

Ugu Akhris Badan