Wararka

DHAGEYSO+SAWIRO] DFS iyo Galmdug oo shir ka yeeshay xaaladihii ugu danbeeyey ee Abaarta ka jirta Galmudug

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa ka qeyb galay shirwayne diiradda lagu saarayay xaaladihii u danbeeyay ee abaaraha iyo saameynta bini'aadanimo...

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Muqdisho, Ogoosto 06, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay qaar ka mid ah...

Madaxweyne Ku xigeenka Hirshabelle oo xilalkii u kala warejiyey qaar kamid ah Wasiirada Cusub iyo kuwii hore ee maamulkas

Muqdisho: 06, Agoosto, 2022: Madaxweyne Ku Xigeenka Dowladda Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa maanta xilalka u kala wareejiyay Wasiiradda Wasaaradaha Maaliyada, Waxbarashada, Caafimaadka,...

Golaha Shacabka BFS oo Berri codka kalsonida u qadayo Golaha Cusub ee Wasirada

Guddoonka Golaha Shacabka BFS ayaa shaaciyay In maalinta berri oo Axad ah inuu jiro Kulanka Golaha Shacabka ee ah cod u qaadista kalsooni siinta...

Madaxweyne Qoor-Qoor oo Bogaadiyey Doorashada golaha deegaanka ee Cadaado ka bilabatay

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa bogaadiyay doorashada Golaha Deegaanka ee ka soconaysa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, isagoona u rajeeyay in...

Ugu Akhris Badan