Wararka

Dowladda Soomaaliya oo War ka soo saartay Daraasiin Khawaarij ah oo saaka lagu laayay Galcad

Muqdisho, 20 January 2023: In ka badan 100 maleeshiyaad ka tirsan kooxda Khawaarijta ayaa saaka la dilay kadib markii ay weerar ku soo qaadeen...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dowlad Goboleedka Jubaland ku wareejisay 11goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Juba

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maamulka degmooyinka  Baardheere iyo Dooloow ee dowlad Goboleedka Jubaland ku wareejisay 11goobood oo laga dayactiray jiinka webiga Juba ee ku...

Guddoomiye Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay qaar ka mid ah Midowga Musharraxiinta KGS iyo Madasha Samatabixinta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xalay kulan la qaatay qaar ka mid ah Midowga Musharraxiinta...

Ciidamada Booliska Puntland oo gobolka mudug ka baadi goobaya Nin ku edeysan in uu dil u geystay masuuliyiin katirsan maamulkaas

Taliska Ciidanka Booliska Maamulka Puntland ee Gobolka Mudug ayaa soo bandhigay Magaca iyo Sawirka Nin ku eedeysan dilka laba qof oo mas’uuliyiin ahaa, kuwaas...

Faah-faahino ka soo baxaya 70 qof oo qabow ugu dhintay dalka Afqaanistaan

In kabadan 70 qof ayaa lagu soo warramayaa in ay qabow ba’an ugu dhinteen gudaha dalka Afqaanistaan oo hadda uu ku dhuftay baqow ba'an. Gobolka...

Ugu Akhris Badan