Wararka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Guddiga Walidiinta Ciidanka Tababarka ku soo qaatay dalka Ereteriya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan xog-warran ah la qaatay guddiga waalidiinta ciidanka Soomaaliyeed ee tababbarka ku qaatay Dalka Ereteriya. Madaxweynaha...

General Maxamed Tahliil Biixi oo Deegaanadii Khawaarijta laga xoreeyay ee Aagga Xarardheere kula hadlay Cutubyo ka tirsan xoogga dalka

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed General Maxamed Tahliil Biixi ayaa Deegaanadii Khawaarijta laga xoreeyay ee Aagga Xarardheere Ee Gobolka Mudug  kula hadlay Cutubyo...

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka oo gaaray Kismaayo

Guddoomiyaha Hay’adda maareynta musiibooyinka Qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo ay wehliyaan Masuuliyiin ka socda Hay’adda Qatar charity iyo sanduuqa horumarinta...

Hoggaamiyihii Khawaarijta Daacish ee Soomaaliya oo la dilay.

Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in ay dishay Hoggaamiyihii Daacish ee Soomaaliya iyo tiro Maleyshiyaad ah. Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda difaaca ee Maraykanka ayaa lagu...

[DAAWO] Madaxweyne Xasan Sheekh oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo casho sharaf ku maamuusay Culumadii ka qayb gashay Shirweynaha Culumada soomaaliyeed ee maanta kusoo gabagaboobay...

Ugu Akhris Badan