Wararka

Ciidamada Xoogga dalka oo la wareegay degaanno hoos taga degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraa

-Ciidamada Xoogga dalka ayaa howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab, ka wado degaanno ka tirsan Gobalka Hiiraan, ayaa cagta mariyay goobahii ay kaga dhuumaleeysanayeen...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday Warshad soo saarta qalabka Ciidamada Milateriga ee Uganda

Muqdisho, Ogosto 9, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdiga uu hoggaaminayo ee ku sugan dalka Unganda ayaa booqday deegaanka...

Ra,isul wadaare ku xigeenka dalka oo maanta xilalka ukala wareejiyay wasiirka gadiidka iyo duulista hawada iyo wasiirka dekedaha iyo gadiidka badda

Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Salah Jama, ayaa xilka u kala wareejiyey Wasiirkii hore Gaadiidka Hawada iyo Duulista, Mudane Duraan Axmed...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo baara dhacdadii Fowdada aheed ee 7 bishan ka dhacday Xarunta Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Mohamed Nuur Madoobe  ayaa magacaabay Guddi KMG ah oo soo baara dhacdadii Fowdada aheed ee 7 bishan ka dhacday...

Ra’iisul Wasaare Hamza Abdi Barre, oo xilalka u kala wareejiyey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Salah Jama iyo Ra’iisul...

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xilalka u kala wareejiyey Ra'iisul Wasaare ku xigeenka cusub ee XFS Mudane Salah Jama ...

Ugu Akhris Badan