Wararka

Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Oo gaaray Deegaano katirsan Gobolka Hiiraan

Muqdisho-23-8-2022-:Wasiirka Gashandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer ku sameeyay  fadhiyada kala duwan Ciidamada xoogga Dalka ku leeyihiin  degaanada kala ah Xujuub, Faaf-gumare...

Maxkamadda gobolka Banaadir oo maanta u fariisatay dhageysiga Gal-dacwadeed ka dhan ah Ciyaal weero

Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhageysiga Gal-dacwadeed eedeysanayaal ay ka yihiin, Ciyaal weero lagu soo qabqabtay howlgalka Samakaab oo ay ciidanka Booliska...

Madaxweyne Lafti gareen oo kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay’adda IOM oo Baydhabo gaaray

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan la qaatay wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Gurmadka Deg dega ah ee Hay'adda...

Ra’iisulwasare Hamse Abdi Barre oo maanta guddoomiyey kulan ay u dhanyihiin Golaha Wasiiradda XFS

Muqdisho-23-8-2022-Kulan wadareedka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho,waxaana guddoominaya Kulankaan Ra’iisulWasaare Hamse Abdi Barre.   Kulankaan oo soconaya muddo laba...

Madaxweyne Qoor Qoor oo gaaray deegaan hoostaga Cabudwaaq

Madaxweynaha Dowladd goboleedka Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye, oo uu weliyo madaxweyne ku xigeenka ayaa si wayn loogu soo dhaweeyay deegaanka Qudus ee duleedka...

Ugu Akhris Badan