Wararka

Safiir ku-xigeenka safaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia oo la kulmay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Indonesia, Mudane Joko Widodo

Sii-hayaha ahna safiir ku-xigeenka safaaradda Soomaaliya ee dalka Indonesia, Mudane Axmed Maxamuud Maxamed (Axmed Xiish) ayaa warbixin la xiriirta xaaladda dalka Soomaaliya iyo guulaha...

Taliyaha ciidan xooga dalka General Odawaa Yuusuf Raage oo Magaalada Muqdisho kula Kulmay dhiggiisa dalka Kenya

Taliyaha ciidan xooga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaa Magaalada Muqdisho kula Kulmay dhiggiisa dalka Kenya General Robert Kariuki oo maanta soo gaaray Muqdisho. labada...

Wasiirka warfaafinta oo faahfaahin ka bixiyay shirka taliyeyaasha iyo wasiirrada waddamada safka hore ee lagu qabtay Muqdisho.

Waxaa maalinta berri ah lagu wadaa in magaalada Muqdisho uu ka furmo shir gogol xaar u ah shirka madaxda dalalka safka hore ee ay...

Wasiirka qorsheeynta X.F.S oo qaabilay wafdi ka socday EAC

Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Maxamuud Cabdiraxman Sheekh Faarax (Beenebeene),  ayaa maanta ku qaabilay xarunta dhaxe ee Wasaaradda,  wafdi...

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS Khadiijo AL Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland

Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo isbadalka Cimillada XFS Khadiijo Maxamed AL Maqsuumi oo safar shaqo ku joogta dalka Finland ayaa kulamo la leh madax ka...

Ugu Akhris Badan